top of page

Mansadii Jaah Wareer

Updated: Apr 29, 2020






jidkii waalaga lumoo waxaa jira jaah wareer kuwii samo jirin lahaa xumaan maku joogsadeen ma.joojeen wada shaqayn halkaan wada jiri laheyn xiriirki maleysu jaray jidiinku wuxuu cuniyo jiheeye calool.kuxiran miyeey joogtaa dadnimo jasiirado kala go.iyo shan jeeb ma.u qaybsanaa xumaha loo jeel qabiyo miyaan jahligii dhamaan jabkaan shalay soomarniyo jidkii Qodxayaha badnaa jugtiyo kala guurki hore miyaan ku jiheysan nahay jidbaa jira aan lamarin jar iyo jabad kaaridoo jab baa jira laga ilboxo miyeydaan joojinkarin jereexo wax keeni kara hadaan jiritaanka nolol taladu jaangoyn laheyn jagada aad haysataan kuraas lama joogayoo jahada waalaga idlaan jidgooyada loo dhigtiyo dadkaan jiilaalku helay badeey wada jiirayaan jirdaha kii xogleh iyo nafsaa geed weyn jabshee janaalihi aan ridniyo hadaan jaalihii siyaad dhamaan uba jeelqabnaa jabbaa samihii badalay jarbuu kalushaa dalkii dadkuna waa jaahwareer wixii jeebkood galiyo jidiinka waxay marshaan kuwaa uba jeel qaboow ka jooga goaanki shalay.


by cabdi caziz izmail fool jaan


56 views

Recent Posts

See All

Comments

Rated 0 out of 5 stars.
No ratings yet

Add a rating
Featured Posts
Maxaa Cusub
  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square
bottom of page