top of page

waa maansadii garba duub Qayb teedii 1aad

Updated: Apr 29, 2020



 


ninka gigay guyaal badan muxuu goobayaa wali galab bey dhamataa giraantii wareegtee gobanimo lixaadkeet gabdho ubaxa kuusura hadba gaada kaciyaar maxaad guratay kaligaa galinkaa timaadaba gagidiyo garoomada maxaa gaban laguu tumay maxay sacab garaaceen dhalaan gaajo haysaa adigoon garnaba dayin gurigaa dagney iyo uga gudubtay guradii maxaa geesi kaamudan garba duubyo looxiray adigoon garaabeyn maxaad guratay ganigii miciyaha garoofani maxay gacal mudaayaan marka gaarka loo koco maxaad gama hurdootaa ana galin dhexaadkii gaba yoox cidlaa iyo maxaan dhaxan gandoodsaday

gacaloow maxaan iri gugan iyo gu kale daa bal inuu garaadsado gaska dabadu kaba go o garaadkaan bislaan iyo garashada saluuga le.hi gacma daalis weeyee galimadii wacnaa iyo galbihii is wada gure intaan galowgu kugu ciyin naftu lugaha soo gurin garkii aad katimi iyo sii qabo galbeedkii.




by cabdi caziz izmail fool jaan

22 views

Recent Posts

See All

Comentários

Avaliado com 0 de 5 estrelas.
Ainda sem avaliações

Adicione uma avaliação
Featured Posts
Maxaa Cusub
  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square
bottom of page