top of page

WAA TANE BISHII SOOM

Updated: Apr 28, 2020



Waa bishii bilaha idil baarka u ahaydoo fadligeedu buuxoo shaydaan la baabaye. waa bishuu quraanku soo degey bilawoo belo laga xijaaboo barakadii rasuulkiyo baryadii ilaahay baabkeedu furanyee. waa tane bishii soom dhalataye baraaruga ilaahay ka baqa oo faralkana bahaystoo sunahana Ku biirshoo isu beer jileecoo sadaqada la baxa oo oonka u bareeroo baahidda u adkaystoo bakhti cune ha noqonoo soddonkeeda buuxshoo yaanu berina kaa tegin.





by. Abdi Ali Boss


17 views

Recent Posts

See All

Comments

Rated 0 out of 5 stars.
No ratings yet

Add a rating
Featured Posts
Maxaa Cusub
  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square
bottom of page