Search
- May 1, 2020
Gabaygii Kaluunka | Cabdi C Boss & Yassin Sh Noor
Cabdi Cali Boos oo xabad Kaluun ah gacanta ku wata ayaa yiri sidaan. 🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟 Kaabaha cimriga weeye. Koriyaha caqliga...
153 views2 comments
- Apr 30, 2020
Maansadii Horta xalane yeys kale?
Horta xalane yeys kale? xamar maaha meeshuye horta xalane yeyskaleh? xaafadee kutaalaa yey xuduud wadaagaan sixiwaayay xaajee xagee bey...
54 views0 comments
- Apr 29, 2020
Gabaygii Culimadaay Sheega
Jawaabaha su'aalaha Gabaygaan ku jira qofwaliba wuu qiyaasi karaa dhibna ma'ahan balsse hadii ujeedadu tahay falcelin fadlan ila socodsii 1
186 views2 comments
- Apr 16, 2020
Anagu si loola tacaalo manaqaane waa inaan u gabaynaa Coronavirus (COVID-19) Waxaana iri itan
1. Karonaa Aduunyadi ka dhigay badi karaantiile. 2. Kuuriyo dawaan loogu hayn koonkan oo idile. 3. Kaalimihi shidaalkaa laxiray iyo...
37 views0 comments
- Sep 12, 2018
Mansadii Jaah Wareer
jidkii waalaga lumoo waxaa jira jaah wareer kuwii samo jirin lahaa xumaan maku joogsadeen ma.joojeen wada shaqayn halkaan wada jiri...
56 views0 comments