top of page

Maansadii Horta xalane yeys kale?

Updated: Oct 28, 2020















Horta xalane yeys kale?

xamar maaha meeshuye horta xalane yeyskaleh? xaafadee kutaalaa yey xuduud wadaagaan sixiwaayay xaajee xagee bey kasocotaa ma xisaabti hore iyo xaajigii siyaad baa horay uba xaraashoo dadkalaa u xaadira hadeey xaajo saatahay xadki aan wadaag niyo aaway oo xuduudii xageebey kutaalaa mise waa xabaalaha halka qaraxa xooga leh lagasoo xirree garo xukuumadoo kahadashiyo sharci laba xisaabtama xaashe horeba loowaa hadaan gaalo xeyr weyn laga saarin xeradaa dadka oo xoroobiyo xamar nabadba how filin ninna xolodka naareed dhiniciisa uma xado naftii oon xif oran wali ruux madago xabaalaha xiska lama khiyaamee xaajadaan mag shuufkaa xageebey kasocotaa horta xalane yeyskaleh?

🔚


by cabdi caziz izmail Fool jano 30/4/20

54 views

Recent Posts

See All
Featured Posts
Maxaa Cusub
  • Facebook Basic Square
  • Twitter Basic Square
  • Google+ Basic Square
bottom of page